Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa Qaraar Dheer Kasoo Saray Xaaladda Dalka Soomaaliya waxayna waqti ugu dareen hawgalka Amisom.
Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa waxay Hawlgalkii Amisom waqti dhan hal sano ugu daray si ay uga qayb qaataan ladagaalanka Argagixisada.
Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay waxay kaloo ka hadleen Doorashada maamul Goboleedyada sida Galmudug iyo Jubbaland taas oo ay ku baaqeen inay dhacdo waqtigii loogu talagalay.
Leave a Reply