Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan ayaa gudiga isgaarsiinta baarlamaanka ugu baaqay iney baaraan xarumo sharkado isgaarsiineed oo la burburiyay iyo hanti ay Ciidamada dowlada Kenya dhulka simeen taas oo inta badan ka dhaceen Gobolka gedo iyo Deegano hoostago Dhoobley iyo Afmadow.
Leave a Reply