
Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
156 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay.
Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageysan doona Guddiga dib u-eegista Dastuurka Dalka.
Leave a Reply