Maxkamada Darajada Koobad Ee Gobolka karkaar oo xukun ku riday dhalinyaro lagu lagu soo eedeyay inay la baxeen batteriyaasha baalasha ifka siiya xaafadaha Magaalada Ee ku shaqeeya tamarta cad keeda.
Dhalinyaradaan ayaa waxaa lagu xukumay 15 xariga kiiba iyo 1000 Doolar oo ganaaxa iyo ayakoo bixiya qasaarihii ay u geysteen Layrarka Cadceeda ku shaqeeyo kuwaas oo bilicda Mgaalada qayb ka ahaa.
Leave a Reply