
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu baaqday kulankii Maanta ee Golaha Shacabka .
kulanka ayaa u baaqday kadib markii Cod loo qaaday in warbaahinta goob joog ka ahaato kulanka Barlaamanka Taas oo cod loo qaaday.
104 Xildhibaan ayaa u codeysay in warbaahinta laga saaro kulankii Maanta ee looga hadlaayay xaalada amniga ee dalka waxaana diiday 42 xildhibaan kadibna xildhibaanada laga guulaystay ayaa bilaabay buuq iyo qaylo.
Leave a Reply