Wafdiga Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka JFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad Oo ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa gaaray magaalada Garowe ee Caasimada dowlad Goboleedka Puntland.
Shirka Golayaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ah kii shanaad ee ay yeeshaan,waxaana uu si rasmi ah uga furmi doonaa magaaladda tan garoowe maalinta beri,isagoo socon doona sedaxda maalin ee soo socota.
Leave a Reply