
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Murashax madaxweyne dowlad Goboleedka Jubbaland xildhibaan Cabdifataax maxamed Cali ayaa gaaray magaalada kismaayo.
Murashaxa Madaxwaynaha Jubbaland xildhibaan cabdifatax ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxweyne ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxuuna ugu dambayntii u sheegay Musharaxa Madaxwaynaha Juubaland hadii caburinta iyo caga juglaynta laga dayn waayo waxaa tageynaa deegaanada kale ee jubbaland.
Leave a Reply