Xildhibaan Cabdi fitaax Maxamed Cali oo ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya ayaa Kismaayo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne Jubaland.
Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay doorasho xor ah inay kadhici doonto jubbaland Ma dhici doonto in lays Caburiyo ama lays boobo, Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay inaan la aqbali Karin in Taageerayaasha musharaxiinta in laga hor istaago soo dhaweynta musharaxooda.
Leave a Reply