Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Caawa qarax lagula eegtay gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Magaalada Boosaaso.
Sida wararka nagu soo gaarayaan Qaraxaan ka dhacay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku dhaawacmay Askar ka tirsan Ciidamada Xasilinta ee Magaalada Boosaaso dhawaan la geeyey si ay u sugaan Amniga .
Leave a Reply