Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay Waft uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) oo maal mahan howla-shaqo u jooga magaalada muqdisho.
Madaxwaynaha koonfurgalbeed ayaa waxuu Madaxwayne Farmaajo uga warbaxshay horumarka iyo Baahiyaha Ka jira maamulka koonfurgalbeed iyo sidii loo xoojin lahaa Dagaalka laguna Jiro kooxda Argagixisada Shabaab.


Leave a Reply