Xildhibaan Khadiijo Diiriye oo ah Wasiirka dhalinyarada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay Xarunta golaha shacabka ka sheegtay inaan Xamar kaliya ku koobnaanayn dhibaatada oo gobolada dalka dilal iyo dhibaato ka dhacdo, caasimadaha adduunka ayay dhagxaanta ku xiran yihiin, Barlamaankana howlo ka weyn ayaa inoo yaala wada laxiray ee danta dalka halaga shaqeeyo.
Leave a Reply