
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa si kulul u Cabaareeyay dilkii saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya u geytay Darawal Mooto Bajaajle ahaa iyo wiil dhalinyaro ah oo la socday.
Gudoomiye Yariisow ayaa u tacsiyeeyey qoyskii uu ka baxay Darawalka Mootaalaha ah waxuuna sheegay in sharciga la horkeenayo Askarigii ka dambeeyey dilka.
Leave a Reply