
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow), Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliye Kuxigeenka Booliska Zakiya Xuseen Axmed ayaa waxay la kulmeen
qoysaskii labada marxuum waxayna u sheegeen inay murugada la qeybsanayaan waxay kaloo u ballanqaadeen ka warqabka qoysaskii labada Marxuum.
Madaxdaan ayaa horay ula kulmay dad badan oo maanta Bananbax ka dhigay Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply