Iyadoo mucaaradka Dowlada Soomaliya ku baaqayaan bananbaxyo halka kalana Culumada, waxgaradka iyo siyaasiinta ayakuna ay bulshada Muqdisho ugu baaqeen inaysan dhageysan dadka qaran Dumiska ah.
Hadaba waxaa kaloo hada soo Baxay Baaq kale oo shacabka SMuqdisho iyo kuwa kalaba loogu baaqayo inay dhaliilaan Dowlada Soomaliya oo waxii ay qaban kartay oo ay ka gaabisay lagu dhaliilo.
Leave a Reply