Geedi oo sheegay qaraxyda Baabuurta lagu xiro inay ka dambeeyaan siyaasiyiinta Mucaaradka ah

Ra’isul-Wasarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul uga hadlay amni darada magaalada Muqdisho gaar ahaana qaraxyada loo adeegsado gaadiidka kuwaas oo lagu dhejiyo laguna bar tilmaameedsado masuuliyiinta dowladda iyo dadka kale ee shacabka ah.

Geedi ayaa waxuu ku eedeeyey inay ka dambeeyeen Qaraxyada baaburta lagu xiro siyaasiyiinta Mucaaradka ah loona baahan yahay inay dowlada daba gal ku sameyso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.