Sawiro:Isu soo bax Roob doon ah oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

lugadheere

Madaxweyne ku xigeenka labad ee dowlad goboleedka Jubbaland,guddoomiyaha Baarlamaanka golayaasha Jubbaland iyo boqolaal Shacab ah ayaa u soo bannaan baxay roob doon alle lagu weydiisanayo in shacabka Soomaaliyeed ugu deeqo raxmadiisa.

Shacabka ku dhaqan magaalada kismaayo ayaa si weyn ugu soo bannaan baxay roob-doonka,waxaana Kismaayo ay maanta ka duwaneed maalmihii hore.

Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo ayaa lagu tukaday Salaadii Roob doonka,waxaana Culumada iyo waxgaradku sheegeen in muhiim tahay in alle loo noqdo oo laga toobad keeno dambiyada.

kismayo
kismayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.