Shacabka Muqdisho oo diiday Baaqii Shisheeyaha Shababka iyo Mucaaradka

Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa waxay sheegayaan Xaalada magaalada Muqdisho inay Dagan tahay ma jiro wax banaan baxyo ah oo illaa hadda dhacay.

Culumada, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta ayaa waxay Baaqyo u direen Shacabka muqdisho iyagoo uga digaya inaysan dhagaysan Siyaasiyiinta iyo shisheeyaha lacagta ku bixinaya Burburka Dalka Soomaliyeed.

Wararkeena dambe kala socoda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.