Daawo:Garyaqaan Cali Somali ayaa sharxaad ka bixiyey Muranka Labada Gole ee Baarlamaanka Somaliya

Garyaaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” oo qabiir xaga Sharciga ah ayaa waxaa waraysi la sheegay Telefishinka Jubbaland waxuuna uga warbiiyey waxa dastuurka soomaliya ka qabo Muranka Labada Gole ee Baarlamaanka, Awoodahooda, Habka wada-shaqaynta iyo Furitaanka Kal-fadhiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.