Waxaa Maanta Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee ku taalla Magaalada Hargeysa la soo taagay Wariye Samafele Cabdi Maalik Muuse Coldoon kaasi oo Ciidanka Booliska Somaliland ay ka soo xireen Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Gudoomiyaha maxkamadda Maroodijeex ayaa ciidankii soo qabtay Wariye Coldoon ku yiri dib ugu celiya gobolkiisii Togdheer.
Laba habeen kahor ayaa waxaa Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ciidamada Booliska Soomaaliland ka soo xireen Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer
Leave a Reply