Maxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta la kulmay safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya, Fulgencio Garido-Ruiz (Pencho).
Labadda dhinac kulankooda waxay ku qaadaa-dhigeen Arimo aad u xasaasiya oo la xariira Soomaaliya iyo Qilaafka ka jira Galmudug
Safiirka Midowga Yurub ayaa waxuu u sheegay Madaxwyane xaaf inay adag tahay inay maamulka Galmudug dhaqaalo helaan inta uu Jiro Qilaafka ka dhex jira Galmudug iyo is afagarad waaga u dhaxeeya Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.
Madaxweyne xaaf oo todobaadkan safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi, ayaa ku howllan kulamo kala duwan oo uu la leeyahay wakiilada beesha Caalamka. Isagoo u sharxaya in Dowlada dhexe ay siyaasadeysay mashaariicdii horumarineed ee Galmudug caalamka ugu talagalay.
Leave a Reply