Shir uu magaalada Kismaayo ku qabtay Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka mid ah Salaadiinta Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay war la isla dhex marayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Baasaboorkii laga qaaday Axmed madoobena u diiday inuu magaalada Kismaayo ka dhoofo.
Leave a Reply