Xildhibaanada barlamanka Somaaliya Oo Maanta Kulan Yeelanaya

mursal

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxa uu yahay Aqrinta labaad Hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana laga doonayo ay ka yimaadan kulnakaas .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.