
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daahir Maxmauud Geelle ayaa Maxamed Abuukar Axmed Ma’da u magacaabay Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka, iyadoo xilkii la qaaday Maareeyihii Hore Mudane Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure.
Wasiirka Warfaafinta ayaana sheegin sababta Xilka looga qaaday maareeyaha Tiyaatarka.
Leave a Reply