
Maxamed Nuur waa Muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada Wadanka Mareykanka kana tirsan Ciidamada Booliiska ee Magaalada Minneapolis ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah uu u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, Maxamed Nuur ayaa Maxkamda ku taala dalka Maraykankan ay ku heshay inuu si bareer ah u dilay Haweenaydaas u dhalatay Dalka Australia waxaayna u badan tahay in lagu sukumu doonoo xabsi dheer.
Leave a Reply