
Daawo:36 Jir HIV qaba ayaa Gaalkacyo ku Kufsaday Gabar 6 Jir Ah kaas oo Dil Lagu Xukumay
Maxkamadda Derajada koowaad ee Gobolka Mudug, ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay Nin 36 Jir ah oo lagu eedeeyay inuu kufsaday isla-markaana xanuunka HIV/Aids qaadsiiyey […]