Month: April 2019
Muwaadin Saasaale oo si sharci darro ah ugu xiran maamulka degmada Baledxaawo.
Mudo 8 bari ah waxaa si sharci daro ah ugu xiran maamulka Degmada Baledxaawo, muwaadin Maxamed Cismaan Xasan oo loo yaqaano “Saasaale”. Waxaa xiratey ayadoon […]
Masar oo Soomaliya ka taageeraysa tobabarda Ciidamada
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku […]
Daawo:Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Dib-u-dhisaysa Xaruntii Taleefannada ee dalka
Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa maanta la wareegay xarunta taleefannada dalka oo ku taalla degmada Warta […]
Muuqaal:Gudoomiyaha Mursal ayaa ku dhawaaqay inuu kulankii baarlamaanka uu u baaqday korom la’aan
Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal shiikh c/raxmaan ayaa waxuu ku dhawaaqay in kulankii baarlamaanka uu u baaqday korom la’aan taasina ay ugu wacan tahay […]
Guddoomiye Yariisow ayaa Xariga ka jaray Warta Biyo qabadka Degmada Boondheere
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo Qabadka Degmada Boondheere oo Maamulka Gobolka Banaadir […]
Baardheere: Ciidamada Nabadsugida Somaaliya ayaa fashilay Qarax
Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somaaliya NISA gaar ahaan kuwa ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in Miino Al-shabaab ay ku […]
Xildhibaanada barlamanka Somaaliya Oo Maanta Kulan Yeelanaya
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada […]
Daawo:Khudbadii shiiq shariif ka jeediyey kulanki Xisbiga Himilo Qaran
Xisbiga Himilo qaran ee uu hogaamiyo Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya ayaa Shariif Shiiq axmed ayaa waxay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya kaas […]