Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ahna Kusimaha Madaxweyanaha Mudane Cali Guudlaabe Xuseen ayaa Kormeeray Fariisimo ciidamada Militariga ay Kasameysteen Wado looga Caaganaa Shabaab oo dib loo furay.
Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle oo ay waheliyaan masuuliyin kala duwan iyo qaar kamida Xildhibaanada Hirshabeele ayaa Gudoonsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka deeq isugu jirta raashiin daawo iyo xoolo nool.
Hoos kadaawo warbixintii Shaashaa
Leave a Reply