Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Jubbaland ee axmed madoobe magacowday ayaa waxuu sheegay hadal lafilaayey oo aysan jeclaysan Bulshada Jubbaland.
Gudoomiyaha doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay Odayaasha jubbaland kismaayo keenayaan si ay ugu soo gudbiyaan sadex Musharaxa oo u tartamaya Xildhibaanka beeshaas ayakuna kala saarayaan.
Hadalkaan kasoo yeeray Gudoomiyaha Doorashada Jubbaland ayaa ah waxay ay ka digayeen Siyaasiyiin iyo waxgaradka Jubbaland.
Hoos kadhageyso Gudoomiyaha oo u waraamyey VOA.
Leave a Reply