Waxaa maalintii 3-aad ka socda magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland shirka Wadatashiga Qaranka ee madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleeyda dalka.
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoominaya shirkan ayaa warbixinno ku saabsan xaaladaha amni iyo dhaqaale ee dagaannada waxa uu ka dhageystay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada. wada hadlaan arrimaha masiiriga ah ee dalka oo ay ugu muhiimsan tahay xoojinta wada shaqeynta, horumarinta dhaqaalaha iyo la dagaalanka argagixisada.
Leave a Reply