
Deerow Cabdule Casus oo 92 jir ah ayaa waxuu dowlada federaalka ka codsaday in maxkamada qaranka la hor keeno wasirka amniga jubaland Cabdirashiid xasan Cabdinuur oo dilay 8 qof oo Haween ku jirto.
Deerow Cabdule ayaa waxuu kaloo sheegay dilka dadkaas inaan laga heshiin wax magana laga qaadan.
Leave a Reply