
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Maxamed Aw-Daahir Marsheeye ayaa waxuu warbaahinta lawadaagay waraysi dhinacyo badan taabayanaya sida amaanka, xoraynta magaalooyinka maqan, dib u heshiisiinta, geedaha la gubo ee dhuxusha, dib u dhiska hayadaha dowliga ah, maalgashiga, beeraha iyo kaluumaysiga, sidii shaqo loogu abuuri lahaa shacabka, siday doorasha dimoqradi ah u dhici lahayd ee arima kaloo muhiim ah oo quseeya Jubaland.
Leave a Reply