Gurigaan idiin muuqdo Waxuu ku yaalaa Dagmada Kismaayo, Xaafadda Faanoole, Waaxda 1-da May, Jiirada Shaleemo Ayaan, Lootada Sedaxaad ee Laamiga. Waxuuna labada dhinac ka xigo Jid yar, kasoo horjeedka Warshada Biyo Nimcaan.
Guriga cabirkiisa waa 65×24 waxuuna haystaa Dikumiinti Dowladdii dhaxe iyo Dukumiintiyada dhulalka Jubbaland.
Guriga waxuu ka koobanyahay Labo Qeybood, qeyb danbe iyo Qeyb hore “7-Qol” Kurshiino iyo Hool Shirar oo wayn, waxuuna leeyahay Baakino gudaha iyo banaankaba ah.
Guriga waxuu ku yaala Aag Dowladeed, Qiimaha kiradiisana waa 2000$ iyo heshiis.
Waxii faah-faahin ah kala xariir:
00252617803850.
00252615598589.
00252616822221



Leave a Reply