Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii lixaad magaalada Garoowe u jooga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa shacabka reer Garoowe salaaddii Jimcaha kula tukadey Masjidka Shuhadada.


Leave a Reply