Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Ku Sugan Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo Oo ay Wehelinayaan Ciidamada Amisom iyo Kuwa Ururka Alshabaab ayaa Ku Dagaalamaayo Deegaanka Maykaareebey Iyo Sidoo Kale Deegaanka Iimey Oo Qiyaastii 20 Km Dhinaca Waqooyi Kaga Beegan Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.
Dagaalkaan ayaa Kooxda alshabaab waxaa loogu qaystay qasaaro badan oo isugu jira dilal iyo dhawaac, dhanka Ciidamada dowlada soomaliya ayaa waxaa ka dhintay inta hada laxaqiijiyey hal askari.
Leave a Reply