Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Sabtida saakay magaalada Garowe waxa uu ka daah furay Imtixaanka Shahaadigaa ee deegaanada maamulka Puntland.
In ka badan 15,800 oo Arday ayaa sanadkaan u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalka 4aad dugsiyada sare degaannada Puntland.
Leave a Reply