Wasiirka waxbarashada Xukumada Fadaraalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdulaahi Goodax bare ayaa ka laabtay hadal uu shalay ka sheegay Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle oo ku aadanaa Imtixaanaadka dugsiyada sare iyo dhexe ee maamulka Puntland.
hadalkaas oo uu ku sheegay in uu fashilmay imtixaanaadka ay soo diyaarisay wasaarada Waxbarashada Puntland.
Leave a Reply