
Xildhibaan Faarax Xasan oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay dhibatada Ciidamada Kenya ka gaysteen dalka Soomaliya.
Xildhibaan Faarax Xasan ayaa dhanka kale waxuu eed u jeediyey Gudiyada Barlamaanka Soomaliya inay Gabeen kaalintii ay lahaayeen sida Gudiyada Amniga, Arimaha Dibada, Xuquuqul aadamka iyo Difaaca
Leave a Reply