Axmed madoobe oo xaalka ku xun yahay iyo ciidamada Itoobiya oo la wareegay garoonka Kismaayo

Ciidamada dowlada Itoobiya ay la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka jubbaland.

Ciidamada Itoobiya ayaa waxaa la sheegay inay si buuxda ula wareegeen gacanta ku heynta Garoonka Diyaaradaha Kismaayo kadib markii ay isaga baxeen Ciidamadii dowladda Kenya ee halkaasi in muddo ah ku sugnaa.

Ciidamada Kenya ee ku suganaa Kismaayo ayaa waxay ka shaqeynayeen danta Axmed madoobe iyo mida kenya, ciidamadaan kenya ee ka baxay garoonka diryadaha Kismaayo ayaa waxay dhabar jab ku tahay Axmed madoobe iyo kooxdiisa waana guul usoo hoyatay shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.