Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska guud ee beesha Cawlyahan ayaa Axmed Madobe ku eedeeyay in uu qeyb ka mid ah askartiisa iyo dad suuqa laga so aruuriyey ku magacaabay odayaal.
Ugaas Qorane ayaa Waxuu baaq u diray dowlada federalka Soomaliya iyo Beesha caalamka in ay so faragaliyaan amniga musharaxiinta iyo dhaqanka dowlad gobaleedka Jubbaland.
Leave a Reply