Xildhibaanada Soomaliya ayaa maanta fadhi ku leh Xarunta Barlamaanka waxaana aqrinta Kowaad ay mariyanayaan wax ka bedelka sharciga iibka qaranka.
Sharcigaan waxaa horay u gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya si ay golaha u ansixiyaan.
Fadhigaan oo noqonaya kii 17aad ee kalfadhiga 5aad Golaha shacabka, waxaa Xildhibaanada lagu wargeliyay in ay kulanka Xaadiraan.
Leave a Reply