Waxagaradka Jubbaland ayaa waxay qaadeceen Go’aankii kasoo baxay Gudiga Doorashada Jubbaland ee Axmed madoobe Magacowday iyo dad lagu sheegay odayaal dhaqameed oo axmed Madoobe soo aruursaday kuwaas oo lasheegay inaysan cidna matalin kana mid ahayn waxgaradka Jubbaland.
Ugaas Xuseen Ugaas Maxmuud Ugaas qorane oo waramaayey Wariyaha VOA Qadar Maxamed Xareed ayaa waxuu sheegay inay horay uga digay inay tan maanta Axmed madoobe ku kacayo dhaqamo aan lagu qanci Karin.
Ugaas Qorane ayaa sheegay inay waxgaradka Jubbaland diideen askarta Axmed madoobe soo aruursaday oo kusheegay waa oday dhaqmaeed.
Leave a Reply