Kulankaan afurka ah ee uu wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad u sameeyey Safiirrada waddamada caalamka Soomaaliya u fadhiya ayuu ujeedkiisu ahaa sidii looga wada hadli lahaa xiriirka dowladahaas Soomaaliya kala dhexeeya iyo in looga mahadceliyo taageerada ay dowladda siiyaan.
Leave a Reply