Month: May 2019
Madaxweyne Farmaajo oo Dr. Nuur Diiriye (Fuursade) u magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. […]
Daawo:Booliska Soomaaliya oo Shaaciyay Magaca Shaqsi lagu Eedeynayo in uu Faafiyay Imitixaankii Shahaadiga
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay ku guuleysteen inay gacanta ku […]
Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday dalka Sacuudi Carabiya
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaaraynaysaa weerarka argagaxiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliya lahayn oo gacan ku samays ah oo […]
Daawo:Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Daah Furtay Mashruuc Shaqo Abuur ah.
Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xersi Warfaa ayaa magaalada Nairobi kula kulmay deeq-bixiyeyaasha,isagoo halkaas ku daahfuray mashruuca horumarinta shaqaalaha […]
Daawo:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Afur u Sameeyay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa caawa afur u sameeyay golaha abwaannadda Soomaaliyeed. Kulanka afurka ah ee Ra’iisul […]
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya ayaa ka qeybgalay Madasha Stockholm ee Nabadda iyo Horrumarka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Madasha lixaad ee Stockholm ee Nabadda iyo Horrumarka oo laga furay […]
Daawo:Ardayda Garbahaaray oo taageeray go’aankii wasarada waxbarashada Somaliya
Ardeyda Magaladda Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo Waxaay Taageereen Go’aanka Wasaaradda Waxbarashadda Somalia ee dib Loogu dhigey Imtaxaanka Dugsiyada Saree ee dalka Soomaliya. Hoos kadaawo […]
Daawo:Ardayda dugsiyada sare oo loogu baaqay inay u diyar garoobaan imtixaanka dawliga ah.
Wasaaradda waxbarashada, maamulka gobolka Banaadir iyo dalladaha waxbarashada oo ardada dugsiyada sare u jeediyey inay u diyar garoobaan imtixaanka dawliga ah kaas oo laqabanayo 27 […]