Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

No Image

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Sacuudiga

29th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya, iyadoo halkaas si-weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo […]

No Image

Daawo:Kenya oo joojisay Alaabta ka imanaysa Somaliya

29th May 2019 admin 0
xaaf

Dad Dilaa ah Dal iyo Dad Ma hogaaminkaraan W/Q jimcaale

29th May 2019 admin 0

Dilaa sharciga Islaamka,kan qaranka Sooamaaliyeed iyo midka caalamigaa bulsho ma loogu dhiibi karaa maamul iyo cadaalad? Qofka aadamigaa waxaa ku dhaca isbedelo nafsaaniya oo uusan […]

No Image

Daawo:Madaxwyane Farmaajo oo dalka Sacuudiga kaga qayb galay shir mahiim ah

29th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC). Meertada 14-aad […]

farmajo

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga

29th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha dalkeenna u qaabilsan dalka aan […]

Wasiir

Madaxwayne Farmaajo oo kuwajahan dalka Sàcuudiga iyo wafti heer wasiiro ah oo gaaray dalka Sacuudiga

29th May 2019 admin 0

Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa gaaray Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo uga qeyb gali […]

lacag

Qaar kamid Shacabka Qardho oo la gaarsiiyey deeq lacageed

29th May 2019 admin 0
luuq

Dhaq-dhaqaaq ganacsi oo laga dareemayo suuqyada ganacsiga ee degmada Luuq

29th May 2019 admin 0
No Image

Daawo: Soomaliya Oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka

28th May 2019 admin 0

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed,  Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa,  Sheekh Jaamac ayaa maanta kulan […]

karsh

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa daah furay biyo-xireen cusub oo laga hirgalisay duleedka Garoowe

28th May 2019 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Sallaxley ee gobolka Nugaal, kaas […]

godax

Muuqaal:Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga

28th May 2019 admin 0

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga ah dugsiga sare. Wasiir […]

xaaf

Daawo:Xildhibaan Garaad oo sheegay inaan Galmudug Ahlusuna u Afduubnanayn iyo Baaq uu u diray Dowladda Dhexe

28th May 2019 admin 0

Xildhibaan Garaad yuusuf cagey ayaa waxuu ka kahdlay qilaafkaGalmudug waxuuna sheegay inaan la aqbali Karin in Galmudug ay u afduubnaato Shiiq Shaakir iyo Nacalin Maxamed. […]

ramadan

Daawo:Ramadaanka iyo Faa’idadiisa

28th May 2019 admin 0
matxafka

Daawo:Shaqaalaha Wasaaradda Hoowlaha Guud iyo Guriyeenta oo ka qaybgalay barnaamijka isxilqaan

28th May 2019 admin 0
Gabar

Gabar Masaajid kasoo Baxday oo Gaalkacyo lagu dilay

28th May 2019 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Nimco Cumar Shire (Xuuray), xilli ay ka soo baxday […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes