Waxaa Magaalada Muqdisho deeq lacageed lagu gudoonsiyey caruur agoona oo ay ka geeriyoodeen wariyaal Soomaliyeed kuwaas oo tiardooda dhan tahay 82.
Caruurtaan agoonta ah ayaa waxaa la gudoonsiiyey kiiba 50 Doolar taas oo ka timid Xafiiska Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya.
Leave a Reply