Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qarsiga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil, iyaga ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo waxbarashada farsamada gacanta.
Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Magaalada Makka ee dalka Sacuudiga waxaa uu kulamo kala duwan laqaadanayaa Madaxda Dalalka Islaamka ee Halkaas ku suagan.
Leave a Reply