Madaxa golaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya aadan Bare Ducaale ayaa ka hadlay qilaafka u dhaxeeya soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan bada ay Kenya sheeganeyso oo ay leedahay Soomaaliya.
Mr Ducaale ayaa oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay in uu yahay muwaadin soomaaliyeed oo u dhashay Kenya balse uu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada xalintya qilaafka labada dowladood.
Nin gumaysi ku hoos nool hadalkiisa ka soo qaad oo waa nin baqanaya lkn ha ogaado in mar la xoreyndoono dhulka NFD , wada hadal ka duwan tii horey labada dawladood kala saxiixdeen lala gali maayo Kenya.