Kenya oo Doonyaha Kaluunka ka mamnuucday Xuduuda Soomaliya ay la leedahay

Dowlada Kenya Ayaa waxay digniin kasoo saartay in laga kaluumaysto xuduud Badeeda u dhaxaysa Soomaliya iyo Kenya.

Commissionerka Lamu County Joseph Kanyiri ayaa waxuu sheegay inaan Kaluumaysatada Kenya loo ogalayn inay ka kaluumaystaan Meelaha ka baxsan Ras Kamboni iyo Kiunga Town arimo laxariira amniga awgood.

Kenya ayaa horay waxay xayiraad u saartay Diyaaradaha ka imaanaya Soomaliya iyo alaabaha ay wadaan kuwaas oo Wajeer loo wareejiyey si loogu baaro waa sida ay sheegeen kenya.

hoos ka aqriso qoraalka Kenya

https://www.nation.co.ke/news/Kenya-bans-fishing-near-to-Somalia-/1056-5142642-wx98ljz/index.html?fbclid=IwAR2L3ldDVyrw4X2x3_k0lhpp5CTz2hs3kN3gu2Gv5_LQ59ZGh3OYEw8yCHY

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.