Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ku qaabilay wakiilka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolás Berlanga Martinez.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaliya ayaa ka gudoomey safiirka cusub ee Midowga Yurub warqada aqoonsiga ee danjirinimo, waxayna kawada hadaleen sidii loo xoojin lahaa xirirka midowga Yurub iyo Somaliya.
Leave a Reply