
Maxamed Nuur oo hore uga tirsanaa booliiska Minneapolis ayaa maanta la filayaa in la xukumo, kaddib markii dhawaan lagu helay laba fal dambi oo ah inuu diley haweeney u dhalatey Australia. Qoyska iyo qaar ka tirsan Jaaliyadda ayaa banaanbax ay ku taagerayaan Maxamed Nuur shalay ka dhigey magaalada Minneapolis. Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan Minnesota ka soo direy.
Leave a Reply